Masjid Assunah project :Million Month Trailer

muxaadaro: 

Faahfaahin dheeraad ah iyo wixii tabaruc ah kala xiriir ciwaanka hoos qoran ama si toos ah ugu tabaruc adiga oo account lacagta ku shubaya.

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada To


Warbixin: Shirka Golaha Wasiirada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee IGAD oo lagu qabtay Jabuuti

Shir Ay Lahaayeen Wasiiradda Beeraha iyo Xannaanadda Xoolaha Dowladaha Urur Goboleedka IGAD, Qaramadda Midoobey Iyo Urur Goboleedka IGAD oo War-murtiyeed Xasaasi Ah Ka Soo Saarey


Dhoolatus Kii Maanta iyo Washington Dc‏, Banaanbax Ballaadhan oo Jaaliyada Somaliland Ee Washington Ay Sameeyeen

image: 

WASHINGTON(OWN)- Waxaa maanta oo ay Bishu tahay May 18, 2012 ka dhacay Wadanka Maraykanka Gaar ahaan magaaladda Washington, DC, dhoolatus lagu taageerayo qadiyada, Somaliland, halkaas oo ay tageen dad


Female runners at Mogadishu’s shelled-out Konis Stadium

image: 

Burkas to tracksuits
MOGADISHU, 17 April 2012 (IRIN)
Photo: Phil Moore/IRIN
Going for gold:


Qurbo Joogga Habar Yoonis Ee Norway Oo Shir Ay Yeesheen Ka Soo Saaray Baaq Nabadeed Oo Ku Aadan Shaqaaqadii Dhawaan Ka Dhacday Barriga Magaalada Hargeysa.

image: 

Kulan ay isugu yimaadeen Qurbo joogga Beelaha Habar Yoonis ee dalka Norway
magaalada Oslo, ayaa waxa ay ka soo saareen baaq nabadeed oo ku aadan iska


Jaaliyadaha Qurba Joogta Beelaha Gabooye Oo Hambalyo U Dirya Madaxda Iyo Shacbiweynaha JSomaliland Xuska Munasibada 18 MAY, By-Afhayeenka Qurba Joogta Gabooye-Mudane Barkhad Xaaji Cabdi”Mr Gaboye”

image: 

Jaaliyadaha Qurba Joogta Beelaha Gabooye Oo Hambalyo U Dirya Madaxda Iyo Shacbiweynaha JSomaliland Xuska Munasibada Sanad Guurada 21-aad ee Madaxbananida Qaranimada JSomaliland ee ”18-MayBy-Af


SAWIRKA MAANTA. Xayawaan Ka Qayb Gala Sanad Walba 18 May ..

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir ku saabsan xuska sanadguurada 18ka May oo qaar kamid ah xayawaanada ku nool dalka gudihiisaba ay ka qayb galaan


SAWIR TAARIIKHI AH: Muj:C/raxman TUUR iyo Muj: Axmed Siilanyo 18 MAY 1991.

Sawirkan taariikhiga ah waa maalintii lagu dhawaaqay Somaliland.


Syndicate content