Daawo Sawiro Muqdisho laga soo Qaaday: “Muuqaal Indha Uroon Daawo”

BALCAD MEDIA: Jimco Wanaagsan Aqritoow maanta waxaan jaceyl nahay in aad nala wadaagtaan muuqaal dhanka Sawirada ah oo aan jaceyl nahay in aan idiin soo bandhigno Sawiradaasi

SAWIRKA MAANTA. Muxuu Cunayaa Kan Yari ?

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, wadanka Yeman Iyo Qaadka maxaa kala haysta, Ciyaalkiina Way bareen …


OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinaya


Xaafadda Southwark Ee Magaalada London Ayaa Ku Dhawaaqday Maayar Cusub Oo Somaliland Kasoo Jeeda

Waxaa Lagaga dhawaaqay maayar cusub xaafadda  Southwark  ee Magaalada London , maayarkan cusub ayaa lagu magacaabaa Abdul Mohamed waxaanuu kasoo jeedaa Somaliland, ee halkan hoose ka akhriso warbixint


DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo Sudan Booqasho rasmi ah ku joogay Magaalada khartoum ee Caasimada Dalka Sudan mudada u dhaxaysa 20


Fanaanada Qaranka Sahra Halgan oo Ka Qeyb Gashay Bandhig Faneed Caalami ah oo Lagu Soo Bandhigayey Hidaha & Dhaqanka Wadamada Caalamka oo Lagu Qabtay Dalka Spain

SPAIN(OWN)-  Fanaanada Qaranka Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) ayaa ka qeyb gashay bandhig faneed caalami ah oo lagu soo bandhigayey Hidaha & Dhaqanka, Bandhigan caalamiga ah oo uu abaabulo sanad


Hambalyo Hambalyo: Abdikadir ahmed nuur ( Abdikadir Haldor) iyo marwadiisa Gudoon Ahmed Sheikh cali

Hambalyo Hambalyo Abdikadir ahmed nuur ( Abdikadir Haldor) iyo marwadiisa Gudoon Ahmed Sheikh cali oo maanta meherkoodu ka dhacay
magalada hargeisa waxaan leeyahay Barakalahu


BOGAADIN XAAJI CABDI WARAABE

Waxan aad ugu bogaadinayaa Xaaji Cabdi Xuseen  (Cabdi waraabe) hadalkii geesinnimada iyo xaqaba ahaa ee uu dhawaan  kaga dhawaaqay magaalada Hargeisa,taariikhda Xaajigana waxa ka buuxa dhacdooyin bada


Urur Goboleedka IGAD oo ku Taliyay in Dowladda Soomaaliya lagu Ixtiraamo Maamul u sameynta Gobollada Dalka

Awdalpress – Muqdisho – Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowla

Syndicate content