SOMALIA: IGAD proposes a deal between the Somali Government and Kismayo administration

Following the Extra-ordinary session of the IGAD Assembly of the Heads of State and Government on the Situ


Axmed Madoobe:- Somaliya waan ka go’i doonaa haddii ay D/F faragelinta naga deynweyso

Muqdisho {Caasimada Online} Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} oo dhawaann loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha maamulka Jubbaland, inkastoo ay Madaxweynayaal kale oo sheegtay

Maxamed Axmed Nuur “Tarsan” oo ka kiciyey Muqdisho halkii ay ku kuftay

Maxamed Axmed Nuur ee loo yaqaano Tarsan wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Muqdisho, wuxuuna waxbarashadiisa Hoose, Dhexe iyo sare ku qaatay Muqdisho.

AMISOM oo howl-gallo wada iyo xayiraad xooggan oo ka timid arintaasi

Number of View :137

Holwgalo dad badan lagu qabqabtay oo saakay Muqdisho ka dhacay

Muqdisho {Caasimada Online} Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliska iyo nabad sugidda iyo ciidanka booliska AMISOM ayaa saakay ka wada howlgalo ay ku soo qabqabt

Axmed Madoobe oo SI kulul u Weeraray Dowlada Soomaaliya “Dhageyso”

Axmed Maxamed Islaam Ahmed Madoobe oo Dhawaan Shir Kismaayo ka dhacay Loogu  Doortay Madaxweynaha Jubaland ayaa dowlada Soomaaliya eedeyn kulul u jeediyay.

Urur Goboleedka IGAD oo Dowlada ka farxiyay “Dhageyso”

Urur Gobolaadka IGAD ayaa Sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku wareejiyeen Arimaha Maamul u sameynta Gobaladda Jubooyinka

Qorshe Looga Saaraya Al-Shabaab Degmooyinka Baraawe iyo Buulo Mareer oo Biloowday“Dhagaeyso”

Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Nuur Sidii ayaa Sheegay in wadaan Qorshe Ururka Al-Shabaab Looga Saarayoo Deegaanada Baraawe, Buulo Mareer, Qoryooleey,Kuntuwaareey,iyo Sablaale.

Mucaaradka Jabuuti oo dowladda dalkaas ku eedeeyey iney Caburin ku hayso

 


Howlagalo ka soocnaya Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Ciidamadda Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Midoowga Afrika ee AMISOM ayaa Saaka Howlaglo ka wada Magaalada Muqdisho.

Syndicate content