Soomaalida Finland oo u dabaal degay Maalin ku weyn Umadda Soomaaliyeed. “Sawiro”

BALCAD MEDIA:  Xaflad aad u weyn oo lagu maamuusayey xuska sannadguuradii 70aad ee aasaaskii ururkii gobanimadoonka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL ayaa lagu qabtay xarunta ururka

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Deel-qaafka ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya

“Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya”

Lacagtii Qaranka oo loo adeegsaday bad badinta danta Madaxda Dowlada. “Warbixin”

BALCAD MEDIA: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa bilaabay in lacagtii qaranka u adeegsado furfurida Xubnaha Baarlamaanka ee ku kacsan Xukuumadda

US state of Oklahoma ravaged by tornadoes

Awdalpress.com

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga r


Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka magaalada Bossaaso ee gobolka Barri ayaa loo dhisay 500 boqol oo guri oo ay dhistay hay’adda UN-habitat.


Kooxda Dahabshiil Norway oo ku guulaysatay koobkii 18 may 2013

Koob loogu tala galay 18ka May 2013 sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay gooni isutaaga Somaliland ayaa shalay lagu qabtay garoonka weeyn ee yordalen ee magaalada Oslo Gaar ahaan Xaafadda Galgbrg o


MADAXWEYNE WASAARADDA MAALIYADDA HA LAGU SAMEEYO BAADHIS QARRAN!!!! WAXAA JIRA HALIS IYO DHIBAATO AAD U WEYN OO AAN LAGA KICI KARIN?

Ma cida gaaraa Guddida loo saaraa… Mise Halbowlayaasha qarranka… laydhka Hargeysa Iyo Wasaardda Maaliyada ee aan Hantidhowkuba baadhin….


Gudoomiyaha golaha dhexe ee kulmiye Jaamac shabeel ayaa Canbareeyay hadaladii kasoo yeedhay madaxweynaha Soomaliya Xasan sheekh maxamuud, Hambalyona hawada u mariyey shacabka Somaliland .

Gudoomiye jaamac shabeel ayaa  canbaareyn weyn  hawada u mariyay waxa uu ugu yeedhay madaxda soomaliya ee wali riyoonaya   ” somaliland waa qaran jira oo aan cidna uga labanayn inay talaabo ka qadaan


Syndicate content