Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo Isku Raacay In Dowladda Looga Danbeeyay Maamul u Samaynta Dalka Soomaliya

Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raacay in la qabto shirweyne qaran oo dib u heshiisiin ah, kaasoo ay ka soo qeyb ga


Urur-goboleedka IGAD Oo Soo Jeediyey In Muqdisho Lagu Qabto Shir Dib U Heshiineed

Addis (OWN)-Madaxda IGAD oo Xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa isku raacay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir Qaran oo dib u heshiisi


Ciidamada Dowladda oo Howlgal Ka Sameeyay Deegaano ka tirsan gobolka Gedo

Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ayaa waxa ay maanta ka sameeyeen howlo burburin ah wadada dheer ee isku xirta suuqa Magaalada,  hawl


Mudaaharaad ka dhan ah Feysal Cali Waraabe oo Australia laga qabqan-qaabinayo

Number of View :1131

Major roads in Mogadishu closed for security operations

Mogadishu-(Sh.M.Network)- residents of Mogadishu today walk up early morning only to find out many troops placed along major roads in the city conducting security operations.

DHAGAYSO: Axmed Madoobe oo sheegay in dowlada Soomaaliya ay dagaal ka abaabulayso Kismaayo

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ee dadka deegaanka ay soo doorteen ayaa si adag kaga hadlay siyaasada dowlada Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka.

DHAGAYSO: Ahlu Sunna Waljamaaca oo cadeysay mowqifkeda J/Land, baaqna ujeedisay dowlada

Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Warmurtiyeedkii shalay kasoo baxay Madaxda urur goboleedka IGAD ee ku aadanaa

SAWIRO; Xisbiga Madaxweynaha Puntland oo wax aysan filanayn kala kulmay deegaanka Isku Shuban

Waxaa degmada Isku-shuban ee ka tirsan gobalka Bari ee Puntland ka dhacay kulan ay shacabka magaalada ku xireen Xafiiskii urur siyaasadeedka Horseed magaalada ka furtay, isu soo baxan oo ay ka qeyb

Syndicate content