M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey,

Masuuliyiinta ugu sareeya dawlada fadaraalka ee awoodeeda maamul iska liidato  ee dalka somaliya ayaa isu muujiyey kuwo Afkooda colaad ku abuuranaya wakhti ay  ku haboonayd  in ay af iyo adin qaboo


Maansada: HAL AQOON. By: Bashiir M. Xersi

Beryahan burburka Soomaali dhan walba ka gaaray, waxaa afduub ku qabsaday niman loo baxshay ama la baxay AQOON YAHANNO.


KA DIB GARNAQSIGII MADAXWEYNAHA EE TAARIIKHIGA AHAA WAXA SOO URAYA AQOONSIGII DALKEENA, Hassan Maal

Sanadguuradii 22aad ee dhawaanta ka qabsoontay Somaliland gudo iyo dabad-ba waxay ahayd mid ka cajab badan dhamaan kuwii hore, waxaana u sabab ah arrimahan hoos ku qoran:


Gacanlibaax, Maalin aan xasuusteedu iga duugoobayan Mahadhada Socdalkaygii.Qaybtii—3-aad.

Haddii aan sii anbaqaado, oo ku sii dhowaado maqaal taxane ahaa oo qaybtii kowaad iyo labaadba ay hore hawada u galeen, Balse m

Bayern oo diiday in mar 3-aad oo xiriir lagu hor mac macsado UCL

Use Facebook to Comment on this Post

Woolwich suspect’s friend arrested after appearing on Newsnight

A friend of one of the suspected killers of a soldier butchered in a

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga r


Gabaygii madaxwayne xasan shiikh maxamud: Ku socada Daarood

Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka Dhacday Kismaayo(Daawo+Dhagayso)

Waxaa maanta ka dhacay degmada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Munaasibad balaaran oo looga hadlayay xaaladaha cakarin ee deeganada Jubbooyinka gaar ahaan Maamulka Jubbaland.


Xildhibaanno soo gudbiyay mooshin ka dhan ah ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo

Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay xildhibaanno kor u dhaafaya ilaa 10 kuwaas oo sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka ay ku wa

Syndicate content