Xoghayaha G/Maroodijeex Oo Soo dhaweeyay Sidii Shacabka u weyneeyeen xuskii 18-ka May

Hargeysa(Somaliland.Org): -Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Md.

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta lagu qabtey Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhamaan kooxaha hoos taga xiriirka,madax ka socota GOS,bahda s


Isbitalka Daarul-shifa oo laga bilaabay qaliimo lacag la’aan ah “sawirro”

Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ah ay maanta ka bilaabeen isbitaalka Daarul-Shifa ee magaaladda Muqdisho ayaa ah kuwo aan horey looga baran in ay shacabka Soomaaliyeed


Dhageyso:Saddex qof oo kamid ah dadka ka shaqeysta sancada biraha Garowe ayaa dhaawacyo fududi kasoo gaareen qarax ka dhashay walxo biro ah oo ay farsameynyeen.

Saddex kamid ah dadka ka shaqeysta sancada biraha iyo farsamada  kabaha ayaa galabta galinkii dambe waxyeelo kasoo gaartay qarax ka dhashay qalab ka sameysan biro oo ay  ku farsameenayeen  xarun ay


Dhageyso: Dowladda Puntland ayaa dib u Dhigtay qabsoomida xilliga doorashooyinka dowladda hoose.

Guddiga kmg ah doorashooyinka Puntland ayaa galabta saxaafada u aqriyay  warqad digreeto ah oo dib maalmo loogu xilligii loo qorsheeyay inay dhacaan  doorashooyinka dolayaasha deegaanka Puntland.


Qurba Joogga Somaliland : Sidee loo iibin karaa qadiyadda Somaliland?

Waxaan marka hore hambalyo u dirayaa bulshada reer Somaliland adduunka meel ay joogaanbaa munaasibadda 18th May.


Koob Kubada Cagta ah oo Lagu Waynayey Munaasibada 18-Ka May oo ka dhacday Magaalada Birmingham UK

Birmingham(OWN)-  Ciyaar aad uxiiso badan ayaa shalay gelinkii danbe waxaa lagu qabtay Garoonka Power league Stadion  Aston lichfield Road ee magaalada 2aad ee Ingiriiska Birmingham UK,


Xuskii 18May 2013 ee Dabaal-Degii 22aad ee Ka-soo wareegtey Gooni-Isu-taagii-Qaranimada Somaliland. Kaa soo Dhacey caasimada London

Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada  Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo  Ilyartu is-qabatey loogu


Syndicate content