SAWIRKA MAANTA : Weelka Caanaha Geela Lagu Cabbo Imisa Magac Ayaad U Taqaanaa? , Maxuuse Ka Samaysanyahay?

Sawirka Ay Maanta idin soo gudbinayso Shabakadda Caalamiga Ah ee Oodweynenews waa sawir aad u xiiso badan ooo muujinaaya weriye  Cumar Seerbiya oo  weel ay caano geel ka buuxaan  inta uu isla gaabiyey


Shaqaalihii laga faduubay Xerada dhadhaab oo dib ugu soo noqday magaalada Nairobi

Waxaa  soo gaaray magaalada Nairobi gabaldhicii shalay shaqaale maalmo ka hor laga afduubtay Xerada dhadhaab ee dalka kenya, kuwaas oo u kala dhashay dalala Canada, Norwey,Pakistan iyo Flipin.


Ciidamada amaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay waxyaabaha maanka dooriya

Ciidamada amaanka degmada Guriceel ayaa gacanta kusoo dhigay qaar ka mida waxyaabaha maanka dooriya kadib howlgalo ay ka sameeyeen degmadaasi.


Sarkaal Sarre Oo Lagu Toogtay Garoowe

Garoowe (GalGalanews) Waxaa Magaalada Caasumada ah Ee Garoowe Lagu dilay Habeenimadii Xalay ahayd Taliye


Max’ed dheere oo soo dhaweeyay la wareegitaankii Balcad, Sh/dhexe………..

Guddoomiyihii hore ee


Shirkii Kooxda Xariirka Caalamiga ah Oo Ka Furmay Roma iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo Khudbad Ka Jeediyey +Sawiro

Waxaa Shalay Gelinkii danbe si rasmi ah uga furmay xarunta wasaarada arimaha dibadda Talyaaniga  shirkii kooxda xari


Difaaca weyn ee dunida Nesta oo ku biiray koox ka dhisan dalka Canada

image: 

Waaya aragga reer Taliyaani Alessan


Syndicate content