Guardiola: Waa inaan horumar sameynaa si aan u difaacano horyaalka La Liga

Tababaraha kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa ay u baahan tahay inay sameyso horumar si ay u difaacdaan horyaalka La Liga mar kale.


(Warbixin Xiiso Leh) Al-Shabaab ma shakisay?

Muqdisho:- Inyar ka dib markii ay amar ku bixiyeen in la xiro xafiisyada 16 hey’adood oo Samafal ah, ayaa al Shabaab waxay rag hubeysan u dirtay in ay soo xiraan xafiisyada hey’adahaas.


Ban Ki-mon oo Canbareeyey Tallaabada Al-Shabaab

Nairobi:- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa si weyn u canbaareeyay tallaabada ay kooxda Al-shabaab kula wareegtay xarumo iyo qalab ay leeyihiin NGO-yo iyo hay’addaha QM ee ka how


Shariif: Soomaaliya Cunaqabateynta Ha laga Qaado

Muqdisho:- Madaxweynaha DKMG Shariif Sh. Axmed ayaa ka qeybgalay  gaba-gabada shir looga doodday hirgelinta qorshaha tubrta nabadda ee heshiiskii Muqdisho.


Halkan ka dhageeyso Sheekh Shariif oo su’aallo shacabka uga jawaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen shacabka, isagoo noqday Madaxweynihii u horeeyay ee shacabka soo dhex gala, kulan dood wadaag ahaa oo ka dhacay Xaru


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada


Sidee Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Doha Ee Dalka Qatar.SAWIRRO

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ra’iisul


Shirarkii Wada tashiga Beelaha Soomaaliyed iyo midkii Qaramada Midoobey waday oo la soo gaba gabeeyay.

Iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay shirar kala duwan ay ka soconayeen Magaalada Muqdisho, ayaa shirarka waxay ahaayeen mid il gaar ah lagu haayay, iyadoo shirarka ahaa kuwo iska soo horjeeda.


Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Wafdi ka socday UN-ka

Waxaa maanta kulan isugu yimid qeybaha Hayadaha UN-ka oo u hogaaminayay xiriiriyaha dhanka Bani’aadanimada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalda Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tars


Ban oo Canbaareeyay Tallaabada Al-Shabab

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa si weyn u canbaareeyay tallaabada ay kooxda Al-shabaab kula wareegtay xarumo iyo qalab ay leeyihiin NGO-yo iyo hay’addaha QM ee ka howlgala Soom


Syndicate content