Barre Hiiraale oo guuroow ma dage ah iyo idaacad laga maqlay magaaladda

Kn: Wararka aan ka heleyno Kismaayo waxa ay sheegayaan in Barre Hiiraale uu kolba guri cusub u guurayo maalmihii lasoo dhaafay, habeen kastana guri cusub ku hoyanayo.

Xassan meel xun buu la aaday!

Kn: Tan iyo intii Madaxweyne Xassan Sheik loo doortay, hogaanka dalka soomaaliya, waxaa marba marka ka dambeysa sii badanayay , shakkiga laga qabo itijaaha siyaasadeed maamulkiisa iyo halka uu muta

Dil Aar-goosi ah oo ka dhacay Degmadda xariirad

Normal
0

false
false
false

EN-US
X-NONE
X-NONE

Sanaag 20 Sano Ayay ahayd, Buro Somaliland Ku Taalla Maantase Xukuumadda Kulmiye ayaa Goysey.

Marka hore waxan salaamayaa dhammaan saxaafadda xorta ah ee Somaliland.


Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada ODAWO, Ayaa Ku Hambalyeeyay Ciyaartoyga Gobolka Daad-madheeh Guulihii Orodka Ee Ay Soo Hooyeen.

Oodweyne(OWN)Gudoomiyaha Uururka dhalinyarada Oodweyne Development and welfore  Organization ee marka Magaciisa la Soo gaabiyo Loo yaqaan (ODAWO) Mustafe Faarax Cawil (Kiko)ayaa waxaa uu Hanbalyo iyo


AMISOM oo Goobo Cusub ka Qabsatay Al-Shabaab

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo ciidamada dowladda Somalia ayaa maanta kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaalla gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.


AMISOM oo Goobo Cusub ka Qabsatay Al-Shabaab

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo ciidamada dowladda Somalia ayaa maanta kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaalla gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.


Axmed Madoobe oo sheegay sababta uu u joogo dalka Ethiopia (Warbixin)

Addib Ababa (Caasimada Online) Axmed Maxamed Islaan oo loo yaqaano Axmed Madoobe isla markaana sheegtay in uu yahay madaxweynaha maamulka Jubbland ayaa ka warbixiyay safar uu ku jo

Musharax Madaxtinimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Banker Jamaal Cali Xuseen Oo Dhaleeceeyey Xayiraadii La Saaray Wergeyska HUBAAL Talla-na Usoo Jeediyey Warbaahinta Ku Mamay Inay Shilimaadka Ka Raadiyaan Madaxtooyada

“kuwa is leh waxan aad sameeynaysaan waad ku liibaanaysaana waxaan leeyahay haddaanay ciddi idinku maqnayn been baa naftiina u sheegteene Ilaahay baa idinku maqan.Dadka aad hagardaameeyseen


Syndicate content