M/weyne Xasan: MUQDISHO ayaa lagu qabanayaa shir madaxeedka M/Afrika

Muqdisho {Caasimada Online} Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeybgalay xaflay loogu dabaal-degayey 50-sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasa

AU’s 5Oth Anniversary marked in Mogadishu

Mogadishu-(Sh.M.Network) – a ceremony attended by large crowds marked the 50th anniversary of AU since it was established in 1963.

Ra’isal Wasaare Saacid oo ka hadlay Mooshinkii Fashilmay iyo arrimaha Jubbooyinka

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta warfidiyeenada kula hadlay Magaalada Muqdisho kadib kulan ay yeesheen Golaha Was

Dilkii foosha xumaa ee ka dhacay London oo sababay in uu Ra’iilsal wasaare David Camaron uu deg deg dib ugu soo laabto xafiiskiisa. ( DAAWO SAWIRRADA )

Awdalpress – London – Nin ayaa lagu dilay faas, laba kalena waxaa la dhaawacay xaafadda Woolwich ee Koofurta Barri ee London. Dowladda Britain ayaa ku sheegtay weerarkaas mid agagixiso.

Warbixin: Xadgudubyadii ka Dhacay Kenya

Guddiga Runta, Cadaaladda iyo Dib u-heshiisiinta Qaran ee Kenya, ayaa soo saaray warbixin ka hadlaysa baaritaanno ay ku sameeyeen xadgudubyadii kala duwanaa ee dalka Kenya, kuwaasoo ay ku jiraan Xasuu


Cameron:UK marnaba isu-dhiibimeyso argagixiso

kaddib weerarkii lagu dilay askari ka tirsan ciidammada Britain degmo ku taal koofur bari ee magaalada London ayaa ra'iisal wasaaruhu heegay inaan argagixisada loo debci doonin.


Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad loo qabtay arday ka qalin jebisay dugsiga sare  Muqdug ee magaalada Gaalkacyo.


Syndicate content