Kulanka looga hadlayo ka hortaga dhibaatada Loo geysto Saxafiyiinta oo Galay Maalintiisii Labaad [ Sawirro ]

Adis-ababa-(Sh.M.Network)-Sida uu ku soo warramayo Wariyeheenna Max’ed Bashiir Xaashi oo ku sugan Adis-ababa Kulanka oo Maanta maalintii Labaad galay islamarkaana ay ka qeyb galayaan kudhawaad 50 S


Konton Guuradii aasaakii Midawga Afrika oo Muqdisho laga xusay.

Number of View :113

Wasiir Xirsi Oo Ka Xog Waramay dhacdooyin Badan Oo Ku Taxan Nolashiisii iyo halgankii SNM

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka Warramay Qisooyin Ba

Siyaasiga Ismaaciil Xaaji Nuur Oo Kafaaloonaya Arimo Kaladuwan Oo Soomaaliya Ah


Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba Oo Ku Soo Badanaya Caasimada, Duruufaha Naxdinta Leh Ee Ku Gadaaman Iyo Qorshe La’aanta Xukuumada

Dadka xanuunka dhimirka qaba oo iskugu jira Rag iyo Haween oo bilihii u dambeeyay ku soo batay caasimada dalka ee Hargeysa ayaa cabsi badan ku haya dadka ka adeeganaya faras magaalaha iyo suuqyada


Dhakhtarka Waydii: Q.3-aad Xanuunnada Maskaxda

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda, waana qeybtii seddexaad.


Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi Gaafow Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arimo dhowr ah oo ay kamid tahay diiw


Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shirgudoonada Baarlamaanka Oo La Sheegay Inay Kulan Ka Yeelan Doonaan Marti-qaadka EU-du Ugu Soo Jeediyay Ka Qaybgalka Shirka Somalia Ee Belgium

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu maanta qasriga madaxtooyada kulan gaar ah kula yeelan doono shirgudoonada labada gole ee Baarlamaanka wakiilada iyo guu


Muqdisho oo Lagu Xusay 50 sano Guuradii Aasaaskii Midowga Afrika War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika.

Muqdisho oo Lagu Xusay 50 sano Guuradii Aasaaskii Midowga Afrika War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika.


Syndicate content