4| Waano iyo Gabay - BADSO 2014

 
00:00

Baraha hawlgabka ah ee Xaawo Cali Oorow ayaa hadal toolmoon,oo waano ah, u jeedisay bulshadii kulanka joogtay. Sidoo kale, abwaanad Caasho Maxamed Gaadasaar ... Read more about 4| Waano iyo Gabay - BADSO 2014