Arsene Wenger Oo Ka Shalaaysan Iska Diiditaankii Saxiixa Didier Drogba.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa muujiyay sida uu uga shalaysanyahay inuu iska diiday saxiixa Didier Drogba markii uu ka ciyaarayay horyaalka France. Wenger oo waraysi gaar ah siiyay Dialy Express ayaa yiri: 'Waxaan jeclaa inaan tababare u noqdo Didier Drogba laba sabab awgood, waxaan iska beerdareeyay fursad aan kula wareegi karay, si wanaagsan ayaan u ogaa inuu [...] Read more about Arsene Wenger Oo Ka Shalaaysan Iska Diiditaankii Saxiixa Didier Drogba.