Bal Daawo Waxii maanta ka dhacay Magaalada Afgooye iyo kuwo sida gaarka ah oo lagu Tabaray ee loogu yeedho “Shahaado la dirir”

Waxaanu idiin soo gudbinaynaa muuqaalka maanta aanu idiin ku hayno magaalada Afgooye oo maalmo ka hor laga saaray al-shabaab, waxaana sawiradan kaaga muuqan doona kuwa sida gaarka ah ee loogu tababaray inay la dagaalmaan waxii astaan diimeed leh