Balotelli Oo Baxaya Iyo Falcao Oo Imaanaya Liverpool – Wararka Suuqa Kala Iibsiga Iyo Xanta Wargeysyada Ee Maanta Oo Khamiis Ah.

Maalin wanaagsan akhristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, ku soo dhawaada barnaamijkeena aan kaga hadalno suuqa kala iibsiga iyo wararkii ay ka qoreen wargeysyada, inkastoo suuqa kala iibsiga waqtiga qaboobaha uu soo xirmay hadana xanta halkaas kuma joogsato iyadoo durbaba la isku diyaarinayo suuqa kala iibsiga xagaaga. Kooxaha ayaa haatan sii bartilmaameedsanaya ciyaartoyda ay doonayaan xagaaga, halka [...] Read more about Balotelli Oo Baxaya Iyo Falcao Oo Imaanaya Liverpool – Wararka Suuqa Kala Iibsiga Iyo Xanta Wargeysyada Ee Maanta Oo Khamiis Ah.