Barcelona Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaadhay Almaria, Iyo Suarez Oo Saamayntiisa La Soo Baxay

Kooxda Barcelona ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaadhay kooxda Almaria, Barcelona oo goolka looga hormaray ayaa laba gool oo daran doori ah kaga jawaabtay.Neymar iyo Alba ayaana Barcelona guushan u horseeday. Barcelona ayaa marti u ahayd kooxda Almaria, waxayna doonaysay inay dib uga soo kabsato guul daradii todobaadkii hore Camp Nou kaga soo [...] Read more about Barcelona Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaadhay Almaria, Iyo Suarez Oo Saamayntiisa La Soo Baxay