Brendan Rodgers Oo Ka Walwalsan In Raheem Sterling Uu Hakad Geliyay Wadahadaladii Qandaraas Kordhinta.

Brendan Rodgers ayaa qirtay inuusan saadaalin karin talaabada xigta ee uu Raheem Sterling qaadi doono ka dib markii ciyaaryahanka uu hakad geliyay wadahaladii qandaraas kordhinta. Macalinka Liverpool ayaa shalayto sheegay inuu la hadlay da' yarkaan tayada leh islamarkaana weli xiriirkooda uu yahay mid hagaagsan, laakiin ciyaaryahanka ayaa ku adkeystay in dhinac la iska dhigo wadahadalada [...] Read more about Brendan Rodgers Oo Ka Walwalsan In Raheem Sterling Uu Hakad Geliyay Wadahadaladii Qandaraas Kordhinta.