Ciid wanaagsan dhammaantiinba

Waxa aanu idin leenahay haddanu nahay bahda mareegta caafimaadka, Ciid wanaagsan. dhammaan arkhristayaashayada qiimaha iyo qaayaha leh ee naga mudan sharaf sare.
Ciidan ciideeda kale Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo caafimaad qab aamiin. Inta maanta bukta ee xanuun u jiiftana Ilaahay SW haka dul qaado xanuunka oo caafimaad ha ugu beddelo aamiin.....
Bahda Mareegta caafimaadka
www.caafimaadka.com
e-Mail:editor@caafimaadka.com Read more about Ciid wanaagsan dhammaantiinba