Cudurka Ebola oo Spain gaaray

Haweeney kal-kaaliso caafimaad ka ah dalka Spain, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee uu ku dhaco cudurka dilaaga ah ee Ebola meel ka baxsan Galbeedka Afrika. Read more about Cudurka Ebola oo Spain gaaray