DAAWO – Xulka Heesaha ee Allsomali24 & codkii Nimco Dareen

Halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa, Xulka Heesaha ee warbaahinta Allsomali24.com iyo Toddobaadka, Heesta toddobaadkan miiska inoo saaran waa hees ay aad u jecleysan doonaan akhristayaasha iyo asxaabta sida toos ah ugu xiran Madasha Wararka Soomaalida iyo Caalamka oo dhan ee Allsomali24.com,  waa Heestii Adduunyada Nabad ku waar iyo codkii macaanaa Nimco Dareen.
DAAWASHO WACAN

Xafiiska Allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com
info@allsomali24.com
Nairobi – Kenya