Daawo dhamaan sideedii gool ee ay Barcelona ugu qubeysay Cordoba

lio
(Catalonia) 02 Maajo 2015. Barcelona waxa ay sida daadka ugu fatahday Cordoba kulankii ay galabta la ciyareen. Waxaa gooalsha isugu faanay xiddigaha la loodin la'yahay ee lagu naaneeso MSN ama Messi, Neymar iyo Suarez.
Goolasha ka soo haray saddexdaas waxa kala dhaliyey Rakiti iyo Pique.
DAAWO MUUQAALKA 8-DA GOOL!
GOOL FM. Read more about Daawo dhamaan sideedii gool ee ay Barcelona ugu qubeysay Cordoba