Dagaalka Al Shabaab ee Ina Godane iyo Xubnaha kale ee Isaaq hoggaaminayaan laguna xasuuqayo shacabka Koonfureed waa mid Ictiraaf loogu Raadinayo Maamulka Beelaha Isaaq”, Sheekh Xasan Daahir Aweys

Ugu dambayn Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa daboolka ka qaaday in dagaallada Al Shabaab ay koonfurta lagu gubayo looga dan leeyahay in ictiraaf loogu doono maamulka beelaha Isaaq ee loogu yeedho Somaliland. Wuxuu intaa ku daray Sheekh Xasan Daahir Aweys in dagaalka uu dabada ka riixayo maamulka beelaha Isaaq ee Hargeysa isla markaana dhaqaalaha loo soo mariyo Dahab Shiil.
Taasoo Ina Godane iyo xubnaha kale ee Isaaq sida Ibraahin Afghani ka dhigeysa wakiillo idman oo maamulka Isaaq u hoggaamiya dagaallada Al Shabaab ee koonfurta laga wado.
Si aad uga bogato warkan halkan hoose Riix:
http://www.waagacusub.com/news/12.06.12.1DahirAweys.htm