David Luisz: Chelsea Waxay Ii Soo Bandhigtay Heshiis Cusub

Difaacii hore ee kooxda Chelsea David Luiz ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea heshiis cusub u soo bandhigtay basle uu isagu ka doortay inuu ku biiro kooxda PSG. Luiz ayaana horaantii xagaaga PSG ugu biiray lacag rekoodh jabis ah oo dhan 51 milyan oo yuro, wuxuuna noqday difaaca aduunka ugu qaalisan abid. Luiz ayaana [...] Read more about David Luisz: Chelsea Waxay Ii Soo Bandhigtay Heshiis Cusub