Deg Deg: Di Maria Oo Seegaya Kulamada Ka Harsan KA.

Angel Di Maria ayaa ku dhaawacmay kulan kii ay Argentina ugu awood sheegatay xulka qaranka Belgium 1-0 waxaana laga saaray laacib kaan ciyaarta daqiiqadii 33 aad ee qaybtii hore. Warar iminka ka imaanaya Argentina ayaa sheegaya in laacib kaan uu la dhibtoonayo dhaawac ka soo gaaray jilibka waxaana la xaqiijiyay inuusan garoomada ku soo laaban [...] Read more about Deg Deg: Di Maria Oo Seegaya Kulamada Ka Harsan KA.