FA-ga Oo Dacwad Ka Dhan Ah Ku Soo Rogay Daafaca Kooxda Chelsea Ashley Cole.

Daafaca Chelsea Ashely Cole ayaa lagu soo oogay dacwad ka dhan oo ay ku soo oogeen xiriirka kubada cagta Ingariiska isagoo lagu heysto hadalo aan habooneyn oo uu Twitter ku weeraray FA-ga. Ciyaaryahanka reer England ayaa si carro leh uga jawaabay ka dib markii la soo saaray warbixintii lagu sababeynayay ganaaxii afarta kulan ee John [...] Read more about FA-ga Oo Dacwad Ka Dhan Ah Ku Soo Rogay Daafaca Kooxda Chelsea Ashley Cole.