falanqeynta kulamada caawa ee championka iyo somgoal

18 Sep 2012.Waxaa caawa furmi doona koobka kooxaha horyaalada yurub iyadoo habeenka caawa ah cirri doonaan ilaa afar guruub
Hadaba kulamada ugu adage e caawa ayaa waxaa ubalansan kooxaha Real Madrid VS Manchester City labadan koox ayaa kala heysto horyaalada dalkooda
Hayeeshee maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa buux dhaafiyay xurunta naadiga Madrid buuq keni karo guuldaro iyadoo kulankii ugudanbeeyay ee horyaalka ay guuldaro kala kulmeen naadiga Sevilla.
Hadaba labadan koox ayaa lafilaa inay qaabkan usoo galaan

REAL MADRID
Casillas
Arbeloa, Ramos, Pepe, Marcelo
Alonso, Khedira

Ozil, Modric, Cristiano Ronaldo
Benzema


MANCHESTER CITY

Hart
Maicon, Kompany, Lescott, Clichy
Yaya Toure, BarrySilva, Nasri
Tevez, Aguero

Balse la,arki doonee caawa

Kooxaha kale ee caawa cayaaraya ayaa sidan isku arki doono
Group A
20:45 Dinamo Zagreb VS Porto
20:45 PSG VS Dynamo Kyiv
Group B
20:45 Montpellier VS Arsenal
20:45 Olympiakos VS Schalke
Group C
20:45 Ac Milan VS Anderlecht
20:45 Malaga VS Zenit St, Petesbug
Group D
20:45 Borussia Dortmund VS Ajax Amsterdam
20:45 Real Madrid Vs Manchester City
__________________________________________________ Read more about falanqeynta kulamada caawa ee championka iyo somgoal