Faroole: waxaan u mahadcelinayaa BBC

Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole, ayaa BBC uga warramay hawlaha gurmadka dadka ay duufaantu saameysay, waxaana uu u mahadceliyay BBC sida ay uga warrantay dhibaatada gobolka. Read more about Faroole: waxaan u mahadcelinayaa BBC