Goolhaye Buffon Oo U Saxiixay Heshiis Labo Sano Ah Kooxda Juventus

Kabtanka Juventus Gianluigi Buffon ayaa qallinka ku duugay heshiis muddo kordhin ah oo uu kula sii joogayo kooxda Juventus. 34-jirkan ayaa labo sano loogu daray heshiiskii uu kula joogay kooxda taasoo ka dhigaysa in uu sii joogi doono Bianconeri illaa iyo 2015, isagoo Buffon rajaynaya in uu xaalkiisu sii wanaagsanaado mudadaas. "Waxaan rajaynayaa in aan [...] Read more about Goolhaye Buffon Oo U Saxiixay Heshiis Labo Sano Ah Kooxda Juventus