Group G Oo Lagu Kala Baxay, Portugal Iyo Ghana Oo Haray

Germany iyo USA ayaa usoo baxay wareega labaad ee koobka adduunka halka ay Portugal iyo Ghana ay macsalaameeyeen tartanka. Germany ayaa gool aan jawaab laheyn kaga badisay USA, iyadoo dhibcaheeda kadhigatay todobo, halka USA ay ku istaagtay afar dhibcood, goolka qura ee kulanka laga dhaliyey waxaa daqiiqadii 55aad Germany udhaliyey Thomas Muller, xiddiga Bayern [...] Read more about Group G Oo Lagu Kala Baxay, Portugal Iyo Ghana Oo Haray