HASHU MAANKAYGA GADAYE MA MASAAR BAY LIQDAY WAXAN LA YAABANAHAY WEBSEDYADA QORAYA

OO KA MADAX,ADAYGTAY GOLAHAN IS MAGCAABAY GOLAHAN WAX JIRA MAAHA WAX CIDI TAAGEERSAN TAHAYNA MAAHA
WAXAN ARKAYEY QAAR LEH BEESHA SIILANYO OO TAAGEERO U MUJISAY DAWLADA HADAA YEY U MUUJIN LAHAYD
MA NIMANKAN CAY TAMAYA ADEER DALKAN SIILANYAA XUKUMA SIDA HINDI IDIN SHEEGAY AMA XIRSI HA AMAANO AMA SIILANYO
WAA SIYAASI MADAX BANAAN OO AFKAARTIISA SI SALIIMA U DHIIBTAY TALO FIICANA IDIN SIIYEY DAWLADANA SIIYEY
WAXAN ODHAN LAHAA MADAXWEYNAHA NIMANKAN WAXBA HAWGU HAMRAN MUJAAHIDIIN WAA SHAX DHISAN WAANA
TII GACAN DHIBKA EE FAYSAL IYO XASAN SHIIKH DHEX MARTAY WAA WADADII SLAND LAGU BURBURINAAYEY NINKA XOGA WAX KU DOONAYA IYO IN LA MAGCAABO SIDII GUDOOMIYAHA QURBA JOGU SHEGAY WAXAY NOQONAYSAA HAL DABA LA.A
CID KASTAANA WAXAY SAMAYSAN GOLE AMA URUR CIDII KU LADNAYDBA HAKU LUUF-LUFTO QOLADA GALBEED EE XAMAR U GACAN TAAGAYOW XAMAR WAXBA KA NOQON MAYSAAN MARKA FAYSAL XAMAR U GACAN HAADINAYO XAGUU SOO MARINAYAA
WAXAA SLAND XAMAR GEYN KARA WAA HARTI IYO HJ WAAYO IYAGAA XUDUUDII FADHIYA WAANA DHUL ISKU XIDHAN ILAA
SOOL.SANAAG ILAA SAAXIL INTA AY JOOGAAN SI YAR BAY XAMAR KU NOQONAYSAA ISMA XUKUMI KARNEE SI FIICAN XAMR MA U RAACNAA WAA RAYI RUNTA MAXAA LOGA GABANAYAA NINKII SLAND MADAXWEYNE KA NOQDAABA WAA REER MA NIMAAN QABIIL KU ABTIRSAN BAA JIRA MAXAA XIRSI LOO SARAN YAHAY XIRSI MADAXWEYNAHAA MAGCAABAY KU KALSOON WAA SHAQSI KARTI LEH KA NAXOOW NAFTA WAA HADII 22 SANO MEEL GAADHI WAYDEEN ADER DUCO QAATA OO ISKA FADHIISTA
MAANTA MADAXWEYNAHAY RABAN LA KULANKII ,BERINA WAXAA XIGTA WAA NALA KALA XADAY KOLAYBA WAY SOO BAXAYSAA
16 QODOB EE LALA ORDAAYO QOFKASTA OO MUWAADINI WAA OG YAHAY
MA DALKAN MISANIYADIISII LA GAADHSIIYEY 125 MIL AYAA HOOS U DHCA LEH
MA DALKAN QADIYADIISII ILAA MARAYKAN ILAA YURUB ILAA CARAB AFRIKA AY KA SHEKENAYAAN BAA FASHIL AH
MA DALKAN AYNU ARAGNO HORUMARKA IYO DIBUDHISKA KA SOCDA YAA HORUMAR LA,AAN KA JIRAA
MA DALKAN SHAQAALIHII DAWLADA 60% KOR LOO QAADAY EE SAMAALE SHEGAYEY INTA SHAQAALE AYAA
DIBU DHAC LEH ADEER LIX IYO TOBANKINA QODOBA WAA QABADE DHIBKA KALA FADHIISTA UMADA
AMA MASHRUUCAA FAYSAL SOO QAATAY DALKA KU DUMIN MAYSAAN FAYSAL DAALC YAA SHAMISS BAY AHAYD MAXAA
WARQADA LOOGU QORAY MA KOONTADII LACAGTA LOGU SOO SHUBAAYEY MISE XIL
GUDIDA MADAXWEYNAHA WAXAA KA MID NOQONAYA WASIIRADIISA UU U IGMADO

1-WASIIRKA MADAXTOOYADA WAA WASIIRKA ARIMAHA DAWLADA KA JAWAABAYA
2,WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA WAA WASIIRKA NABADGELYADA KU SHUQUL LEH INKASTUU CUSUB YAHAY HADANA WAA
XOGOGAAL NABADA KA JIRTA DALKA
3.WASIIRKA CADAALADA OO AY KHUSAYSO WAXAN AAD SHEGAYSAAN ILAAWASIRKASTA OO AY KHUSAYSO
4,GUDOOMIYAHA PARLAMENKA OO XXGA SHARCIYADA IDINKALA HADLI DOONA
5 ,XUBNO KA MIDA GOLHA GURTIDA ILAYN SIILANYO MAYDIN CANBARAYNE XUKUMADAAD WAX KA SHEGTEENE
6 XUBNO BULSHADA RAYIDKA AH KA MIDA

SABABTOO AH DALKA GES KA GES ODAYAAL DHALIN YARO AQONYAHAN SALADIIN WAA LAGA QAYLIYEY
OODWEYNE MA HABARJECLAA,SOWKUWA DIIDAY
BOORAME MA HJ SOW KUWA DIIDAY
SANAAG ,HY IYO IYGOO ISKU DUUBAN SOW KUWA KA QAYLIYEY
SANAAG BARI LA MID
HARGAYSA SOWKUWA KA QAYLIYEY DAANWALBA OO AY TAHAY
SAAXIL MAXAA KA QAYLAALSIIYEY HORTA YAA RABA GUDIDAN INTA KU DHAQAQDAY MA DHAAFSIISANA
QOFKSTA OO DAMIIR LEH WAA KA XISHOODAY IN LAGU AG SAWIRO MID CAADA QAATA AH MOOYAANE
LAX DHUKANI ABAAR MA OG

WAXAN ODHAN LAHAA .BAL MADAXTOOYADA UUN SOO ARKA QURUXDA IYO BILICDA KA MUQATA
ILLAHAY SHACBKAN HA GARANSIIYO SIDA WANAAGSAN HARGAYSA OO MAANTA QURAAN AKHRIS LAGU QABAT
CULUMADII HAYBADOODII KOR LOO QAADAY MADAXTOYADII LAGU QAABILAY WAX QABADKII DAWLADA LA TUSAY OO
EERIPORTKI HARGAYSA LA TUSAY WAA TAAS NIMCADII IYO ROBKII HARGAYSA KA QAADI LA,A
MADAXWEYNE CADAALI AH OO HANTIDII UMADA ILALIYEY WASIIRO FIICAN XUSHAY
WAXAN ODHAN LAHAA 26 CISHO AYUU AQOONYAHAN AXMED ISMAACIIL SAMATAR SLAND KU DARSAY
OO DALKOO DHAN WADA MARAY WUXUNA SHEGAY INAANAY JIRIN MAGAALO AMA TUULO ASTAANTA DAWLADU KA MAQAN TAHAY INA XAASHINA HARGAYSA MA KALA YAQAAN HADI UU KA BAXAYNA SAAIL DEKEDA MA DHAAFIN
MUXUU KA WARAMAYAA .GADHKA LAGAMA EEGO IYO CIRADA GUDKA KAGA TAAL QOF HADUU
RUNTA KA MADHAN YAHAY WAA LAGU HALAGMAA / BULSHOOY ISKA HUBI HADALKA LAYDIN LEE YAHAY

markaan arkay sida dadkeenu yihiin dawlada jirta maanta loo xagxaganayo
anigoo markii danbe idhi sland dadka darafyada aan xukunka u dhiibno si aynu inaguna
u kala badbaadno waayo xiligii riyaale qaylo badan ma jirin haday jirtayna sidan looma
buun buuninayn tan maata waxan filayaa waa samirka madaxweynaha iyo isku wadka
ayaa nin waliba xadhiga goostay waxay ahayd in sharciga lagu dhaqmo oo cidii wax arbushaysa
talaabo laga qaado adigu si aqooneed baad u eegtay calashaan aqoontiisa ,kartidiisa daacadisa profisorka
aniguse waxan raacin lahaa xalkaaba ah in xukuumada lagu soo daro ama xisbiga oo halkaa musharax
ka noqdo waxan hubaa in uu soo baxayo waana taageersanahay fikirkaa beesha dhexena way ku
kala badbaadaysaa bal maanta eeg golahan 16 qodoba waxan rabaa inaan bal uga jawaabo
wax baa la cunayaa ,musuqmaasuq baa jira qof cadaynteda hayaana ma jiro ilaa maanta in madaxweynihii si cad loo yiraahdo tuug ninka joog iyo jiifba diiday maxaa ka maqan ee dhagaweyne isma ogeyn hadii aad daawatid madasha uu ka hadlaayey waxaad is odhanaysaa ma dhama ,ninka gadhka weyn ee agtiisa fadjiya ee leh fadhiiso .haye .hadana waa kacay ,hadana waa istaagay walaahi waan dagaalamaynaa yuu la dagaalamayaa ,ma beel ,ma shaqsi ,walaahi markalaan is mudanaynaa yey is mudanayaan ma beel ma shaqsi .hy bay mar dagaalameen hj ,ha marna ma dagaalamin mana dagalamayaan hadii aan si kale u dhigno muuse sh isaxaaq iyo awal ama m abokor iyo ciise muuse waa isku fac ama muse abokor walee waa yaab maxaa ka maqan dhagaweyne .adeer iska fadhiiso sida mujaahidiinta kula mida ka ah sida ina mire ,carab du,ale .iwm waxan odhan lahaa TOLOW INANKINA QABSADA NIN WAALAN TOLKII BAA U MIYIR QABEE OO DHOOFIYA DEBEDAA U DIRA MIYAANU CAALAMKA TAGI KARIN DHAGAWEYNOW WALIGAA DALKAN XITAA BADHASAAB BERBERA NOQON MAYSID. DALKU MEEL FIICAN BUU MARAYAA CIDII DHIB ISKU DAYDANA birtaa la saarayaa shalay maxaa nalaku eryanaayey hadaanu ssc ahayn waanu soo xeronay wixii qaranimada ka horyimaadana anagaa is leh soamliland diid waanu diidanay cidii sland ka hortimaadana ciidan dhaarsan baa ilaalinaaya waa AXDIGA QARANKAN U YAAL faladhii cirka loo ganay nin walowba filo waxanse ogahay in ay jiraan qaar cid gaara karkaarka weydaarinaya WAXAN ODHAN LAHAA RAGAN YAAN LA BUUNBUUNIN ODAYASHAN IS XILQAAMAY EE SALADIINTA SHEEGANAYA EE LEH WAXBAAN DHEX GELAYNAANA RAALI HA AHAADAAN SIDA CISMAAN HINDI SHEEGAY DAWLADU IYADAA DALKAN XIL KA SAARAN YAHEE SHRCIGA HA MARISO WAA MUJAAHID IYO WAA HALGAMAA SLAND OO DHAN WAA MUJAAHID HEBLAA LA XIDHAY OO HEBEL BAY WAX ISU YIHIIN MA WAX LAGU HADLAA IMISAA MUJAAHID WAX LAYSU YAHAY Horta miyaanay qoladan dubur hablaa ka ilbixin ay medea keenayaan qoladii berbera ka qaylinaysay Ayaan arki jiray iyadoo inani u hadlayso saacad in ka badan odayshiina eegayaan reer ba,ayoooooooooooow yaa ku leh ,DOQONEEY DABKAA BE, wuxuu yiri ninkan mujaahidka sheganaya ee leh kaaraa i jiidhay waa run waa mujaahid karena waa jiidhay laakiin adigu waligaana dagaal kumaad guulaysan markii dalka la soo gelaayeyna hargaysa waadigii la hadhay afar cisho ee burco ciidankii ku sii daayey xoogoodii galeen ,berberana markaad geli weyday cidii gashay waa la ogaa maxaa guul rag leeyahay lagu magac sheeganayaa DHAGWEYNOW CID KAA FOOL XUN MAJIRTO YAAN SIDAADII DHAGUU KUGU BIXIN ood coofle u ekaane ka joog -odaygan yaree tusbax rogayana waa wubiin diinta ku gabanaya oo daacada ilaahay ku gabanaya hadii aad wax sheegaysaan gala UCID OO COD LEEDIHIIN HALKAA WAX KA SHEEGA LAAKIIN .URUR KALE IYO GUDI KALE MAYA MAYA SHARCIGUNA MA OGOLA WA BILAAHI TAWFIIQ

Afeef Arragtida maqaalkani waxaku ku kooban tahay ciddii soo qortay oo kaliya annagu haddii aanu Oodweynenews nahay waxana markasta leenahay magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marakaca haka talina masbiiyo wax makhluuqa kala dila