Hordhaca Group B UCL: Maxaa Kala Heysta Liverpool Iyo Real Madrid Caawa?

Brendan Rodgers ayaa sheegay insyan daah ka saarenyn howsha u taala kooxdiisa Liverpool marka ay caawa Anfield ku soo dhaweynayaan kooxda goolasha badan dhalisa ee Real Madrid. Los Blancos ayaa marti u ah Merseyside caawa kulan ka tirsan Group B Champions League, iyagoo soo badiyay todobadii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan, islamarkaana 5-0 [...] Read more about Hordhaca Group B UCL: Maxaa Kala Heysta Liverpool Iyo Real Madrid Caawa?