Ivory Coast oo magacowday 23-ka xidig ee aadaya Brazil,Gervinho oo boos helay.

(Yamoussoukro)02 Janaayo 2014.Weeraryahanka kooxda Roma Gervinho ayaa kasoo muuqday liiska ugu dambeeya ee xulka Ivory Coast u matali doona koobka aduunka markii lagu dhawaaqay 23-ciyaaryahan ee aadi dona Brazil.
Weeraryahankii hore ee Arsenal ayaa si aad ah ugu soo baxay kooxda Giallorossi waxaana uu soo jiitay Sabri Lamouchi,iyada uu sidoo kale dhanka weerarka ah ay ku dagaalamayaan Drogba.
Xulka Ivory Coast oo lagu naaneeso Maroodiyaasha afrika ayaa waxaa ay isku beegmeen Group C wadamada Japan, Colombia iyo Greece.
ive_1868591a (1)
Waa kuwan xulka Ivory Coast ee 23- xidig aadaysa Brazil.
Goolwalayaal: Barry (Lokeren), Gbohouo Sylvain (Sewe San Pedro), Sayouba Mande (Stabaek)
Daafacyada: Kolo Toure (Liverpool), Bamba Souleyman (Trabzonspor), Jean Daniel Akpa Akpro (Tolosa), Arthur Boka (Stoccarda), Serge Aurier (TFC), Didier Zokora (Trabzonspor), Ousman Vieira (Rizespor), Constant Djakpa (Eintracht Francoforte)
Khadka Dhexe: Cheick Tiote (Newcastle), Yaya Toure (Manchester City), Max-Alain Gradel (Saint Etienne), Ismael Diomande (Saint Etienne), Didier Ya Konan (Hannover), Serge Die (Basilea)
Weerarka Wilfried Bony (Swansea), Didier Drogba (Galatarasay), Gervinho (Roma), Giovanni Sio (Basilea), Salomon Kalou (Lille), Mathis Bolly (Dusseldorf).
Gool FM Read more about Ivory Coast oo magacowday 23-ka xidig ee aadaya Brazil,Gervinho oo boos helay.