James Rodriguez Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Ishana Ku Haya Finalka Koobka Kooxaha Aduunka

Xidiga kooxda Real Madrid James ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababaraka kooxdiisa wuxuuna tababarka kula qaatay garoonka Stade de Marrakech halkaas oo ay ugu sii diyaar garoobayaan finalka koobka kooxaha aduunka. James oo uu kubka dhaawac ka soo gadhay ayaa isku diyaarinaya inuu taam u noqdo kulakanka finalka koobka kooxaha aduunka.Real Madrid ayaa kulankii [...] Read more about James Rodriguez Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Ishana Ku Haya Finalka Koobka Kooxaha Aduunka