Joan Laporta: Barcelona Waxaa Soo Martay Fursad Ay Kula Wareegi Kareen Cristiano Ronaldo.

Madaxweynihii hore ee Barcelona Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday in Blaugrana ay fursad u heysatay inay la saxiixato xiddiga haatan ee Real Madrid Cristiano Ronaldo markii uu joogay Sporting CP. Wakiilka ciyaaryahanka reer Portugal Jorge Mendes ayaa markaas u soo bandhigay Barca inay la wareegaan xagaagii 2003, laakiin kooxda Catalans ayaa iska diiday dalabkii [...] Read more about Joan Laporta: Barcelona Waxaa Soo Martay Fursad Ay Kula Wareegi Kareen Cristiano Ronaldo.