Joe Allen Oo Maanta La Filayo Inuu Si Rasmi Ah Ugu Biiro Kooxda Liverpool.

Joe Allen ayaa la filayaa inuu maanta soo gabagabeeyo u wareegitaankiisa kooxda Liverpool. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Swansea ayaa ku sugnaa xalayto Anfield isagoo daawanayay Liverpool oo 3-0 ku xaaqday kooxda FC Gomel, waxaana la filayaa inuu tijaabada caafimaadka maanta u maro kooxda islamarkaana qalinka ku duugo heshiiska uu ugu soo wareegayo. "Heshiis waa uu [...] Read more about Joe Allen Oo Maanta La Filayo Inuu Si Rasmi Ah Ugu Biiro Kooxda Liverpool.