Jose Mourinho: Waxaan Ku Faraxsanahay Chelsea Laakin Hadii Uu Roman Abramovic Uu Iga Eryo Kooxda Waxaan Qabanayaa Koox Kale Oo Ingiriis Ah

Macalinka kooxda Chelsea ee Jose Mourinho ayaa sheegay inuu jecel yahay inuu sii jooga kooxdiisa Chelsea inta uu milkiilaha kooxdaasi ee Roman Abramovich uu doonayo inuu kooxda sii joogo Ninkan Portuguese ka ah ayaa Chelsea ku hogaamiyay horiyaalkoodi sadaxeaad kadib markii ay uu laba sano ka hor ku soo laabtay garoonka Stamford Bridge wuxuuna BBC [...] Read more about Jose Mourinho: Waxaan Ku Faraxsanahay Chelsea Laakin Hadii Uu Roman Abramovic Uu Iga Eryo Kooxda Waxaan Qabanayaa Koox Kale Oo Ingiriis Ah