Kabtan Rafael Marquez Oo Dhigay Rikoor Cusub Oo Koobka Adduunka Ah.

Kabtanka xulka Mexico Rafael Marquez ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee taariikhda Koobka Adduunka ee xulkiisa kabtan u noqda afar Koob Adduun. Daafacan 35 sanno jirka ah ayaa Mexico u ciyaaraya Koobkii Adduun ee afaraad, waxaana uu intaasba u ahaa xulka qaranka kabtankooda, taasoo ka dhigeysa ciyaaryahankii ugu horeysay ee sidaas sameeya taariikhda Koobka Adduunka. [...] Read more about Kabtan Rafael Marquez Oo Dhigay Rikoor Cusub Oo Koobka Adduunka Ah.