Luis Suarez Ayaa Maanta OO Khamiis Ah Uduulaya Switzerland Si Uu Rafcaan Uga Qaato Ganaaxii FIFA Kuriday.

Gooldhaliyaha kooxa Barcelona iyo qaranka Uruguay ee Luis Suarez ayaa maanta oo khamiis ah u duulaya dalka Switzerland halkaas oo uu kaga soo muuqan doono maxkamada Ciyaaraha ee marka la soo gaabiyo magaceeda layidhaa CAS. Suarez ayaa bari oo jimce ah 8:30 waqtiga Switzerland ka soo muuqan doona maxkamadaas . Suarez iyo cida la socota [...] Read more about Luis Suarez Ayaa Maanta OO Khamiis Ah Uduulaya Switzerland Si Uu Rafcaan Uga Qaato Ganaaxii FIFA Kuriday.