Maamulka AC Milan Oo Maalgashi Kusameen Doono Kooxda.

AC Milan xilli ciyaareedkii hore waxey kdhameesatay kaalinta sideedaad, waa midda kafogeesay xeendaabka tartamada Europe muddo 14 sano kadib, Barbara oo ah gabadha uu dhalay Silvio Brelusconi ayaa usheegtay Sky Sport Italia in naadiga uu go'aansaday inuu maalgashi sameeyo xagaaga soo socda si looga fogaado "Niyad jabkii xilli ciyaaradka dhamaaday. Barbara oo daahfureesay xarunta [...] Read more about Maamulka AC Milan Oo Maalgashi Kusameen Doono Kooxda.