Malaga & Porto Oo Noqday Kooxihii Ugu Horeeyay Ee Iska Xaadiriya Wareega 16ka Champions League.

Kooxda Malaga ayaa dhigtay taariikh aysan in muddo ah ilaawi doonin iyagoo u gudbay wareega 16ka ee Champions League, iyadoo uu xilli ciyaareedkan u yahay markii ugu horeysay ee taariikhda ee ay ka qeyb qaataan tartanka koobka kooxaha horyaalada Yurub. Malaga ayaa u soo gudubtay wareega xiga ee Champions League iyadoo labo kulan ay uga [...] Read more about Malaga & Porto Oo Noqday Kooxihii Ugu Horeeyay Ee Iska Xaadiriya Wareega 16ka Champions League.