Manchester United Oo Guul Ay Dhibacaha Ku Sii Dheereysatay Gaartay Kadib Markii Ay 2-1 Ugaga Badisay Liverpool

Manchester United ayaa hogaanka horyaalka Ingiriiska sii dheeraysatay kadib markii ay 2-1 ugu awood sheegatay Liverpool ciyaar ka dhacday Old Trafford. Robin van Persie ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa kadib markii uu dhaliyay goolkiisii 17aad ee horyaalka Ingiriiska isagoo kubbad ka helay Patrice Evra. Hase yeeshee United ayaa goolkeedii labaad dhalisay waxyar kadib markii qeybtii [...] Read more about Manchester United Oo Guul Ay Dhibacaha Ku Sii Dheereysatay Gaartay Kadib Markii Ay 2-1 Ugaga Badisay Liverpool