Martin Skrtel Oo Jabiyay Rekoorka Hal Ciyaartoy Goolal iska dhaliyo Hal Xili Ciyaareed.

Difaaca kooxda Liverpool Martin Skrtel ayaa shalay jabiyay rekoorka gool iska dhalinta ee ciyaartoy hal xili ciyaareed iska dhaliyo. Martin Skrtel ayaa goolkiisii afraad iska dhaliyay shalay markii ay kooxdiisu la ciyaaraysay kooxda Newcastle. Martin Skrtel ayaa daqiiqadii 20 aad gool iska dhaliyay isagoo hogaanka u dhiibay kooxda Newcastle, waxakale oo uu iska dhaliyay ciyaarihii Hull [...] Read more about Martin Skrtel Oo Jabiyay Rekoorka Hal Ciyaartoy Goolal iska dhaliyo Hal Xili Ciyaareed.