Mata Qaan 5-ka Xiddig Oo Ugu Wanaagsaned Taariikhda Chelsea

1. Dan Petrescu

xidigan ma xasuusan kartit shaqooyinka uu u soo qabtay Qaranka Dalkiisa lakin waa xidiga Qaranka Dalkiisa kula guuleystay 95 koob isaga oo u dhalshay Qarankiisa 12 Gool kusii Darso Xidigan ayaa Gaarsiiyay Qaranka Dalkiisa Labo the quarter-finals sida koobka Aduunka 1994 iyo koobka European Championships ee 2000 xidigan ayaa Sanadkii 1998 koobka aduunka ayuu u soosaaray Qaranka Dalkiisa isaga oo soo gaarsiitay Wareega 2 aad ee koobkaas,
2. Frank Lampard

Xidigan ayaa ah xidiga si aad ah looga Xasuusto Qaranka ingriiska waxa uu kasbaday ilaa 98 koob marka dhaman lesku daro koobabka uu qaaday waxa ay isku gaarayaan ilaa 101 koob Marka loo fiirsho Qaranka Dalkiisa Lampard ayaa dhalshay ilaa 29 Gool Waxaa loo codeeyay Labo mar England Player of the Year koobkii Euro 2004 waxaa xidiga ugu Badan ee usoo istaaga xaga Penaltiga Waa xidiga kaliya ee gaara quarterfinals labo mar (Euro 2004, World Cup 2006) sidoo kale xidigan ayaa hal mar ayuu garay wareega koobka aduunka xiligasi xidigan ayaa 37 darbo ku shuuday goosho lakin mid kamida meysa dhalin shuudadkasi.
3. Ashley Cole

Xidiga Cole waa mid kamida Dafacyada danbe ee soo mara Qaranka ingariiska kuwooda ugu wanagsan isaga oo loo codeeyay . abaalmartin England's Player of the Year ee sanadka 2010. Marka loo fiirsho Qaranka waxa uu kayahay Qeyb weyn waa mid kamida Dafaacyada bidix ee soo mara Aduunka guud ahan Cole ayaa kasbaday 105 marka loo fiirsho inta uu ku guda jiray kubada caalamka,
4. Michael Ballack

98 koob uu hantay iyo 42 gool uu dhalshay Michael Ballack ayuu ku noqday Wadnaha Qaranka Dalka Garmalka marka loo eego Sanadihiisii Qaranka Dalkiisa iyo sidoo kale Captanimadiisa qaranka Waxaa loo magacaabay 3 mar national Player of the Year, Kubadiisa Wanangsan iyo Goolal uu dhalshay ayaa Sabab u ahaa Germany in ay Gaarto koobka Aduunka ee Sanadka 2002 iyo Euro 2008 Sido kale Waxa ay Gaareen semifinals koobka Aduunka ee Sanadka 2006,
5. Ruud Gullit

Waxaa Akhrisatay :352 Read more about Mata Qaan 5-ka Xiddig Oo Ugu Wanaagsaned Taariikhda Chelsea