Messi, Neymar, Rakitic, Atletico Madrid Iyo Waxyaabihii Kale Ee Uu Luis Enrique Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa’id Ee Ka Horeeya Kulanka Atletico Madrid Vs Barcelona

Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa shirkiisa Jaraa'id ee ka horeeya kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doono kooxda Atletico Madrid kaga hadlay arimo badan oo kooxdiisa iyo kulankan la xidhiidha. Barcelona ayaa kulanka lugta danbe ee Copa Del Rey kooxda Atlcetico Madrid gurigeeda Calderon kula soo ciyaari doonta. Kulankii hore ee Camp Nou ayaa ku [...] Read more about Messi, Neymar, Rakitic, Atletico Madrid Iyo Waxyaabihii Kale Ee Uu Luis Enrique Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa’id Ee Ka Horeeya Kulanka Atletico Madrid Vs Barcelona