Middlesbrough oo Manchester City Etihad Stadium Cashar Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigtay , Iyada Oo Citizens ka Reebtay FA Cupka

Kooxda Middlesbrough ayaa ka yaabsatay kooxda horyaalka difaacanaysa ee Man City kadib markii ay Etihad Stadium guuldaro xanuun badan ku baday isla markaana ay ay kaga cidhib tirtay tartanka koobka FA Cupka. Middlesbough ayaa guushan ku gadhay 2:0 ay. waa markii labaad oo xidhiidh ah ee ay City guuldaro kula kulanto Etihad Stadium. Hore ayay [...] Read more about Middlesbrough oo Manchester City Etihad Stadium Cashar Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigtay , Iyada Oo Citizens ka Reebtay FA Cupka