Muqaal + Sawiro:Ciyaartoy Naftiisa Ku Waayay Dabaal Daga Gool Uu Kooxdiisa U Dhaliyay

Mararka qaar ayay dhacdaa inaad naftaada dhibaato u soo jiido adigoon filayn, waa arinta ku dhacday ciyaartoy inta uu kooxdiisa gool u dhaliyay kadibna isku dayay inuu goolkaas u dabaal dago isla markaana sabab u noqday inuu naftiisa ku waayo. Ciyaartoy ka tirsanaa kooxda Bethlehem Vengthlang FC oo ka ciyaarta horyaalka Hindiya ee Mizoram Premier [...] Read more about Muqaal + Sawiro:Ciyaartoy Naftiisa Ku Waayay Dabaal Daga Gool Uu Kooxdiisa U Dhaliyay