MUUQAAL: Lionel Messi Oo Ku Biiray Andrea Pirlo Iyo Arturo Vidal Isagoo Ka Soo Muuqday Xayaysiinta Samsung Ee Filimka Avengers.

Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee isku daya inuu jiliin sameeyo isagoo ka soo muuqday xayaysiintii ugu danbeysay ee shirkada Samsung ee filimka cusub ee Avengers. Waqti aan sii fogeyn waxaan aragnay xiddigaha Juventus Andrea Pirlo, Arturo Vidal iyo Giorgio Chiellini oo iyagana isku dayaya inay noqdaan superhero iyagoo ka qeyb [...] Read more about MUUQAAL: Lionel Messi Oo Ku Biiray Andrea Pirlo Iyo Arturo Vidal Isagoo Ka Soo Muuqday Xayaysiinta Samsung Ee Filimka Avengers.