Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Turkiga, baray-na safiirka cusub ee dalka Turkiga (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan, waxaana xalay uu Jaaliyadda baray safiirka cusub ee dhowaantan dowladdu u magacowday dalkan Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa sidoo kale ku wehlinayay Safiirka cusub ee Turkiga [...]
Recent Somali tweets
- 1 of 1588
- ››
