RASMI: San Siro Oo Marti Galindoonta Finalka Champions Leaquega Ee 2016

Uefa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in finalka Champions leaquega ee sanadka 2016 uu ka dhici doono Stadio Giuseppe Meazza. Stadio Giuseppe Meazza ayay kuwada ciyaaraan labada kooxood ee AC Milan iyo Inter Milan waxaana finalkii ugu danbeeyay lagu qabtay xili ciyaareedkii 2000/1 markaas oo ay Baryern Munich kaga qaaday kooxda Valencia. Finalka 2016 [...] Read more about RASMI: San Siro Oo Marti Galindoonta Finalka Champions Leaquega Ee 2016